qorilugudnews24.com
Goobaha Ay Turkigu U Asteeyeen In Lagu Rakibo Gantaalaha Difaaca S-400 Iyo Cabsi Ka Dhalatay, (Xogta Dahsoon).
June 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ma Qarsoona Walaaca Weyn Ee Ay Dawladda Giriigu Ka Muujisay Hilista Ay Dawladda La Jaarka Ah Ee Turkigu Ay Heleyso Gantaalaha Difaaca S-400 Ee Ay Raashiya Samayso, Walaacaas Oo Hadda Isu Bedeley Mid Xaqiiqo Ah, Kadib Markii Ay Dawladda Giriigu Si Qarsoodi Ah U Ogaatay In Gantaalahaas Qayb Ka Mid Ah Lagu Ragibaayo Xeebaha Koonfur Galbeed Ee Dalkaasi Turkiga, Kuwaas Oo Ku Dhow Jasiiradda Qubrus (Cyprus) Iyo Iyo Xuduudaha Dalka Giriiga, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News