qorilugudnews24.com
Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Lacagtii Ay Dawladda Jarmalku U Qoondaysay Dib U Dhiska Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Burco Loo Leexiyey Iskuullo Kale Oo Ku Yaalla Magaalada Hargeysa??.
June 11, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Warar Hoose Oo Aanu Ka Helay Ilo-Wareedyo Muhiim Ah Oo Iyagu Ku Sugan Magaalada Hargeysa Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Lacagtii Ay Dawladda Jarmalku Ugu Tallo-Gashay Dib U Dhiska Iskuulka Farsamada Gacanta Ee Magaalada Burco, (Burao Technical Institute), Loo Leexiyey Iskuullo Kale Oo Ku Yaalla Magaalada Hargeysa, Arrintaas Oo Durba Hadal Hayn Badan Dhalisay Iyo Agaasime Aan Shuqul Iyo Shaqo Toona Ku Lahay Oo Cagaha La Soo Galay!!!!.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News