qorilugudnews24.com
Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Wasaaradda Ganacsiga Ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Gobolka Togdheer Iyo Sida Uu U Arko.
June 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Maal-Gashiga Ee Xukuumaddii Madaxwayne Siilaanyo Md. Bashiir Cabdi Xariir Oo Maanta U Waramaayey Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Ayaa Sheegay In Shirka Beelaha Gobolka Togdheer Aanay Jirin Cid Is Hortaagi Kartaa, Shirkaas Oo Uu Sheegay In Uu Yahay Mid Ay Beelaha Halkaasi Wada Degeni Isku Laab-Xaadhanayaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News