qorilugudnews24.com
Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ee Somaliland Oo Maanta Tababar Loogu Soo Xidhay Dugsiga Tababarka Ciidanka Ee Deegaanka Bixin Ee Galbeedka Gobolka Sanaag.
June 14, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ee Somaliland Ayaa Maanta Tababar Loogu Soo Xidhay Dugsiga Tababarka Ciidanka Qaranka Ee Deegaanka Bixin Ee Galbeedka Gobolka Sanaag, Tababarkaas Oo Soconayey Muddo Hal Sanno Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News