qorilugudnews24.com
Dhallinayrada Magaalada Burco Oo Cod Dheer Xukuumadda Somaliland Ugu Sheegay In Ay Joojiso Qorshaha Dhaqaalihii Iskuulka Farsamada Gacanta Ee Burco Loogu Wareejinayo Magaalada Hargeysa.
June 14, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Dhallinayrada Magaalada Burco Oo Maanta Shir-Jaraa’id Qabtay Ayaa Cod Dheer Xukuumadda Somaliland Ugu Sheegay In Ay Joojiso Qorshaha Dhaqaalihii Iskuulka Farsamada Gacanta Ee Burco Loogu Wareejinayo Magaalada Hargeysa, Arrintaas Oo Ay Si Weyn Uga Digeen Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta.

Daawo:Dhalinyarada Gobalka Togdheer Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Ujeediyey Xukumada Madaxweyne Biixi.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News