qorilugudnews24.com
La Yaabka Dunida: Halkan Ka Daawo Shirkii Golaha Wasiirada Ee Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Ex-Wasiir Guri-Barwaaqo Oo Ka Soo Dhex-Muuqday, Iyada Oo La Isweydiinaayo Naaca Xilka Uu Hayo.
June 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkii Golaha Wasiirada Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ka Qabsoomay Xarunta Madaxtooyada Ee Somaliland, Shirkaas Oo Uu Shir-Guddoominaayey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Ex-Wasiir Guri-Barwaaqo Oo Ka Soo Dhex-Muuqday, Iyada Oo Ay Dad Badani Isweydiinayaan Naaca Xilka Uu Hayo Iyo Wasaaradda Uu Xukumo???.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News