qorilugudnews24.com
Taliye Ku-Xigeenka Qaybta Booliska Ee Magaalada Hargeysa Oo Maanta Xilkii U Kala Wareejiyey Taliyihii Hore Ee Gobolka Sool Iyo Taliyaha Cusub Ee Hadda Loo Soo Magacaabay.
June 14, 2019 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Taliye Ku-Xigeenka Qaybta Booliska Ee Magaalada Hargeysa Genaral Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle Ayaa Maanta Xilkii U Kala Wareejiyey Taliyihii Hore Ee Gobolka Sool G/Dhex Saleebaan Ducaale Ubaxle Iyo Taliyaha Cusub Ee Hadda Loo Soo Magacaabay, G/Dhexe Axmed Cabdillaahi Cabdi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News