qorilugudnews24.com
Samaalow Ma Abaalkii Siilaanyo Iyo Madaxdii Gobolka Togdheer Ee Muddada 8 Sannadood Ah Kugu Hayey Wasiirka Ayaad Waxa Aad Ugu Abaal-Gudey In Aad Maanta Burco Boobto???.
June 15, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Samaalow Ma Abaalkii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Madaxdii Gobolka Togdheer Ee Muddada 8 Sannadood Ah Kugu Hayey Wasiirka Ee Sida Wacan Kuu Galay Ayaad Waxa Aad Ugu Abaal-Gudey In Aad Maanta Burco Boobto Markii Adeerkaa Meesha Yimi???, Sidaa Waxa Yidhi Xildhibaan Tuur-Tuur.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News