qorilugudnews24.com
Waddadii Ceerigaabo Oo Isu Bedeshey Boholo Iyo Dooxyo Waaweyn Iyo Maareeyahii Waddadaas Oo Ay Reer Sanaag Baafinayaan Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay.
June 15, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Waddadii Magaalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo Ayaa Gebi Ahaanba Isu Bedeshey Boholo Iyo Dooxyo Waaweyn Oo Biyo Mareen Ah, Gaadiid Iyo Dad Weli Ku Xaniban Iyo Maareeyahii Waddadaas Oo Ay Reer Sanaag Baafinayaan Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News