qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Kama Jawaabin Su’aashii Ku Saabsanayd Sad Bursiga Ee Uu Madaxweyne Cigaal Ku Canaanan Jirey, Taas Oo Uu Isagu Maanta Dhex Fadhiyo
June 17, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Kama Jawaabin Su’aashii Ku Saabsanayd Sad Bursiga Ee Uu Madaxweyne Cigaal Ku Canaanan Jirey, Markii Ay Shalay Warbaahintu Weydiisey, Taas Oo Uu Isagu Maanta Dhex Fadhiyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News