qorilugudnews24.com
Maamulka Gobolka Saraar Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Waddada Isku Xidha Gobollada Togdheer Iyo Sanaag, Taas Oo Ay Burbur Xooggan Soo Gaadhsiiyeen Roobabkii Gu’ga Ee Dhaawan Halkaasi Ka Da’ay
June 19, 2019 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Saraar Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Waddada Isku Xidha Gobollada Togdheer Iyo Sanaag, Taas Oo Ay Burbur Xooggan Soo Gaadhsiiyeen Roobabkii Gu’ga Ee Dhaawan Halkaasi Ka Da’ay, Isla Markaana Ay Weli Ku Xaniban Yihiin Dad Iyo Gaadiid Aad U Tiro Badan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News