qorilugudnews24.com
Yurub Oo Military Ahaan Ka Hoos Baxaysa Dalka Maraykanka Iyo Halka Ay Sartu Ka Qudhuntay, (Xogta Dahsoon).
June 19, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Tan Iyo Intii Uu Aqalka Cad Yimi Madaxweyne Donald Trump Sannadkii 2016-Kii, Dunida Reer Galbeedku Waxa Ay Ku Sugnayd Xiisado Kacsan Iyo Isweydiimo Ku Saabsan Go’aamada Uu Qaadanaayey Donald Trump, Go’aamadaas Oo Ahaa Kuwo Uu Kaga Horjeedey Oo Keliya Dalalka Iran, Ruushka, Kuuriyada Waqooyi Iyo Shiinaha, Balse Uu Sidoo Kale Ku Tabcaynaayey Waddamadii Xulafada Soo Jireenka Ah La Ahaan Jirey Maraykanka, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News