qorilugudnews24.com
Kelmedihii Ugu Dambeeyey Ee Noloshii Madaxweyne Maxamed Mursi, (Xogta Dahsoon).
June 20, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Iyada Oo Geeridii Madaxweyne Maxamed Mursi Kabacdi, Ay Soo Baxdayaan Warar Tilmaamaaya In Munaasibadda Aaskiisu Ay Noqon Doonto Mid Ay Qoyskiisu Qaban Doonaan, Dhanka Kalena Jawaabo Fara Badani Waxay Ka Soo Baxayaan Beesha Caalamka, Kuwaas Oo Ku Saabsan Geerida Madaxweynaha Iyo Weliba Qaabka Uu U Geeriyoodey, Afhayeen U Hadlay Ururka Ikhwaanu Muslimiinta Masar Ayaa Ku Dhawaaqay In Geerida Madaxweyne Mursi Ay Tahay Fal-Dembiyeed Abaabulan, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News