qorilugudnews24.com
Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Ciidamo-Beeleedyo La Sheegay In Ay Isaga Ka Amar-Qaataan Oo Dhawaan U Goostay Dhanka Puntland???.
June 23, 2019 - Written by qoriadmin

Dubai-(QorilugudNews24)-Maalmihii U Dambeeyey Waxa Jirey Warar Xajiimeysan Oo Sheegayey In Ay Jiraan Ciidamo-Beelyo Iyo Tikniko Dagaal Oo Ku Sugan Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Sanaag, Kuwaas Ka Amar-Qaata Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow, Isla Markaana Dhawaan U Goostay Dhanka Puntland, Arrintaas Oo Ahayd Mid Aanay Waxba Ka Jirin, Isla Markaana Ku Soo Ururtay ”Ninkii Sheegaa Ma Dhaafto

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News