qorilugudnews24.com
Maayir Muraad Oo Dhulka Ku Jiidey Maayirka Degamada Berbera, Kaas Oo Shalay Kula Dul Kufay Dhaliilo Madhaleys Ahaa Oo U Muuqdey Daan-Daansi Iyo Iidheh.
June 25, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maayirka Degmada Burco Ustaad Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad Ayaa Jawaab Adag Ka Biyey Dhaliilo Madhaleys Ahaa, Dhaliilahaas Oo Shalay Uga Yimi Maayirka Degmada Berbera Mr. Cabdishakuur Ciddin, Kuwaas Oo U Muuqdey Daansi Iyo Iidheh.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News