qorilugudnews24.com
Shirkii Lagu Wada Hadalsiinayey Maamulka Villa Somalia Iyo Somaliland Oo La Soo Gabagabeeyey, Beesha Caalamka Iyo Somaliland Oo Ku Keliyeystey, Iyo Villa Somalia Oo Weli La Baafinaayo.
June 25, 2019 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Shirkii Lagu Wada Hadalsiinayey Maamulka Villa Somalia Iyo Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalka Kenya, Shirkaas Oo La Sheegay In Ay Ku Keliyeysteen Beesha Caalamka Iyo Somaliland, Kadib Maarkii Ay Soo Xaadiri Waayeen Xubnihii Ka Socdey Maamulka Villa Somalia.

Image may contain: one or more peopleImage may contain: 1 personImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sitting and indoor
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News