qorilugudnews24.com
Xeer Ilaalinta Iyo Maxkamaddaha Somaliland Oo Beeniyey Dacaayado Raqiis Ahaa Oo Sheegayey In Uu Jiro Nin Ay Magaalada Hargeysa Ku Kufsadeen Kooxo Haween Ah.
June 25, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xeer Ilaalinta Iyo Maxkamaddaha Somaliland Ayaa Beeniyey Dacaayado Raqiis Ahaa Oo Sheegayey In Uu Jiro Nin Ay Magaalada Hargeysa Ku Kufsadeen Kooxo Haween Ah, Arrintaas Oo U Muuqata Mid Wax Loogu Dhimayo Haweenka Xariirta Ah Ee Reer Somaliland, Isla Markaana Ay Soo Abaabuleen Kooxo Isbaahaystay Oo Isugu Jira Caadaqaatayaal Iyo Dhako Xunta Reer Somalia, Kuwaas Oo Miciin Bidey In Ay La Shir Yimaadaan Sheeko Carruureed Iyo Wixii Xumaa Ee Ay Iyagu Awelba Dhaqanka Soo Jireenka Ah U Lahaayeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News