qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Reer Somaliland Oo Maanta Baaq Nabaddeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn.
July 9, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Reer Somaliland Ayaa Maanta Baaq Nabaddeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News