qorilugudnews24.com
Fannaanad Caan Ah Oo Sheegtay In Ay Hargeysa U Timi In Ay Kala Saarto Laba Qoys Oo Iyada Isku Haysata, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay!!.
July 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Fannaanadda Caanka Ah Ee Nimco Yaasiin Carraale Ayaa Maanta Sheegtay In Ay Magaalada Hargeysa U Timi In Ay Kala Saarto Laba Qoys Oo Iyada Isku Haysata, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay, Ammuurtaas Oo Noqotayn Mid Si Weyn U Qabsatay Baraha Internet-Ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News