qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Kulmiye Ku Eedeeyey Dagaalka Ka Socda Deegaanka Ceel-Afweyn.
July 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Ayaa Xukuumadda Kulmiye Ku Eedeeyey Dagaalka Ka Socda Deegaanka Ceel-Afweyn Iyo Fur-Furka Ku Socda Somaliland, Waxa Kale Oo Uu Sheegay In Ay Somaliland Ka Jirto Habacsanaan Maamul Iyo Mid Amni Darro.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News