qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ugaaska Guud Beelaha Ayuub Oo Maanta Bannaanka Soo Dhigtay Hubkiisii, Digniin Culusna U Diray Maamulka Gacan Ku Rimiska Ah Ee Villa Somalia.
July 10, 2019 - Written by qoriadmin

Sayla-(QorilugudNews24)-Ugaaska Guud Beelaha Ayuub, Ugaas Ismaaciil Cabdi Huluul, Kana Mid Ah Madax-Dhaqameedka Waaweyn Ee Reer Somaliland Ayaa Maanta Bannaanka Soo Dhigtay Hubkiisii, Digniin Culusna U Diray Maamulka Gacan Ku Rimiska Ah Ee Villa Somalia, Isla Markaana Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Difaaca Qaranimada Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News