qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Shaaca Ka Qaaday Cidda Loo Xidhay Maal-Gashiga Wershedda Sibidhka Ee Magaalada Berbera, Taas Oo Hore Loogu Diidey Shirkadda Waddaniga Ah Ee Dahabshiil.
July 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday Cidda Loo Xidhay Maal-Gashiga Wershedda Sibidhka Ee Magaalada Berbera, Taas Oo Hore Loogu Diidey Shirkadda Waddaniga Ah Ee Dahabshiil, Arrintaas Oo Meesha Ka Saartay Gebi Ahaanba Wax Wada Lahaanshii Bulshada Reer Somaliland Iyo U Sinaanshaha Hantida Qaranka, Iyada Oo Cid Gaar Ah Lagu Naas-Nuujinaayo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News