qorilugudnews24.com
Shirweynihii Beelaha Habar-Jeclo Ee Dawlad-Deegaanka Somali State Ee Dalka Ethiopia Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Degmada Habuura Iyo Qodobada Ka Soo Baxay.
July 10, 2019 - Written by qoriadmin

Habuura-(QorilugudNews24)-Shirweynihii Beelaha Habar-Jeclo Ee Dawlad-Deegaanka Somali State Ee Dalka Ethiopia Ayaa Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Degmada Habuura Ee Gobolka Jarar, Shirkaas Oo Laga Soo Saaray Qodobo Ku Wajahan Sidii Ay Beeshu U Heli Lahayd Xuuqdeeda Aasaasiga Ah, Isla Markaana Lagaga Tashanaayey Sidii Ay Deegaanada Beeshu Uga Hoos Bixi Lahaayeen Degmada Gaashaamo Bari Oo Ay Hore Uga Tirsanaayeen, Kadib Markii Ay Degnadaasi Ku Sifowdey Musuqmaasuq Baahsan Iyo Cadaalad Darro.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News