qorilugudnews24.com
Waa Sidee Hadda Xaaladda Guud Ee Deegaanka Ceel-Afweyn Oo Uu Maalintii Shalay Ka Dhacay Dagaal Culusi, Kaas Oo Sabay Khasaare Isugu Jirey Dhimasho Iyo Dhaawac?.
July 10, 2019 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Xaaladda Guud Ee Deegaanka Demada Ceel-Afweyn Ayaa Haatan Degen, Halkaas Oo Shalay Ka Dhacay Dagaal Culus Oo U Dhexeeyey Laba Beelood Oo Walaalo Ah, Kaas Oo Sabay Khasaare Baahsan Oo Isu Jirey Dhimasho Iyo Dhaawac.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News