qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ee Somaliland Oo Maanta Kulan La Yeeshay Wasiirada Wasaaraddaha Arrimaha Guddaha Iyo Xannaanada Xoolaha Ee Somaliland.
July 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ee Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Maanta Kulan La Yeeshay Wasiirada Wasaaraddaha Arrimaha Guddaha Iyo Xannaanada Xoolaha Ee Somaliland. Md. Maxamed Kaahin Axmed Iyo Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), Kulankaas Oo Aan Weli Wax Faah-Faahin Laga Haynin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News