qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyadda Ee Somaliland Oo Maanta Daah-Furtay Adeegga Boosaha Ee Caalamiga Ah.
July 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyadda Ee Somaliland Ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Ka Daah-Furtay Adeegga Boosaha Ee Caalamiga Ah, Kaas Oo Markii Ugu Horeysey Laga Hergeliyey Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News