qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-Nacle Oo Runta Loo Sheegay, Looguna Baaqay In Uu Si Deg Deg Ah Isu Casilo.
July 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye Oo Maanta U Waramayey Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Ayaa Kabaha La Dulmaray Xildhibaan Nac-Nacle Oo Ka Mid Ah Xildhibaanda Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Kaas Oo Uu Ku Tilmamay In Uu La Mid Yahay Islaan Yar Oo Suuqa Hargeysa Tamaadho Ku Iibisa, Isla Markaana Warbaahinta La Soo Hor Fadhiya Xadiisyo Diciif Ah Iyo Eedo Madhaleys Ah, Kuwaas Oo Uu Inta Badan Kula Dul Kufo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News