qorilugudnews24.com
Ragga Leh Wasiir Maxamed Kaahin Ha Is-Casilo Waa Kuwii Lagu Hungoobey,”Marwo Rooda Cabdi Muuse”.
July 11, 2019 - Written by qoriadmin

Stokcholm-(QorilugudNews24)-Marwo Rooda Cabdi Muuse Oo Maanta Shir-Jaraa’id Ku Qabatay Magaalada Stokcholm Ee Dalka Sweden Ayaa Sheegtay In Ragga Leh Wasiir Maxamed Kaahin Ha Is-Casilo Ay Yihiin Kuwii Lagu Hongoobey Ee Ummadda Soo Hor Yuururey Muddada 15-ka Sannadood Ah, Kuwaas Oo Xaalkoodii Noqday Oo Keliya In Ay Warbaahinta La Hor Yimaadaan Eedo Iyo Dacaayado Raqiis Ah Iyo In Ay Maatada Ku Kiciyaan Durbaabo Haragu Ka Qoyey Oo Qabyaaladdeed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News