qorilugudnews24.com
Shuuradda Uu Madaxweyne Putin Hordhigay Maraykanka Iyo Isael, Si Iran Looga Saaro Ciida Suuriya, Khilaafkii Iran Iyo Ruushka Ee Gudaha Suuriya Oo Mar Kale Soo Ifbaxay, (Xogta Dahsoon).
July 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Muddooyinkii U Dambeeyey Waxa Gobolka Shaam Aad Looga Hadal Hayey Oo Dhan Loo Qaadana La Garan La’aa Casilaadaha Iyo Xil Ka Qaadisaha Lagu Samaynaayey Saraakiishii Dhanka Ammaanka Ee Ugu Sareysey Xukuumadda Dalkaasi Suuriya, Gaar Ahaan Saraakiishii Loo Tirinaayey In Ay Geysteen Gabood-Fal Iyo Xad-Gudubyo Dagaal, Kuwaas Oo Ay Ka Mid Ahaayeen, Xadhig, Dil, Bara-Kicin Iyo Ciqaab, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News