qorilugudnews24.com
Laanta Afka Soomaaliga Ee Idaacadda BBC-da Oo Noqotay Qayb Ka Mid Ah Radio Muqdisho, Taas Oo Ku Hadasha Afka Maamulka Villa Somalia Iyo Xukuumadda Somaliland Oo War Ka Soo Saartay.
July 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Laanta Afka Soomaaliga Ee Idaacadda BBC-da Ayaa Gebi Ahaanba Isu Bedeshey Idaacaddii Radio Muqdisho, Taas Oo Ku Hadasha Afka Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia Iyo Xukuumadda Somaliland Oo War Ka Soo Saartay, Ku Hanjabtey In Ay Tallaabo Deg Deg Ah Ka Qaadi Doonto, Haddii Aanay Ka Tanaasulin Fadeexaddaha Baahsan Ee Ay Cagaha Kula Jirto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News