qorilugudnews24.com
Madaxweyne Beeshaadu Ma Garxejis Ayey Ka Baqaysaa, Mise Logo Kale Ayaa Jirta, Annaguse Ma Catawno, Sidaas Waxa Yidhi Caaqil Maxamed Cawl.
July 12, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Caaqil Maxamed Cawl Ayaa Jawaab Culus Ka Bixiyey Hadallo Xajiimeysnaa, Isla Markaana Dhinac Ahaa Oo Ka Soo Yeedhay Suldaan Subeyste Iyo Xildhibaan Nac-Nacle Oo Labaduba Reer Hargeysa Ah, Kuwaas Oo Warbaahinta Isla Soo Taagey Eedo Madhaleys Ah Iyo Markhaati Been Ah Oo Ka Dhan Ah Beelaha Habar-Jeclo Iyo Siyaasiyiintooda.

Caaqil Cawl Ayaa Sidoo Kale Fariin Adag U Diray Madaxweyne Muuse Biiixi Cabdi, Isaga Oo Ugu Baaqay In Uu Tallaabo Deg Deg Ah Ka Qaado Xildhibaan Nac-Nacle Iyo Suldaan Subeyste, Haddii Kale Loo Qaadan Doono In Uu Kula Socdo Arrintaas Foosha Xun Ee Aan Loo Meel Dayin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News