qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Beel Ka Mid Ah Beelihii Ku Dagaalamay Deenaanada Ceel-Afweyn Oo Maanta Hubkeedii Ku Wareejisey Ciidanka Qaranka Ee Somaliland, Arrintaas Oo Ahayd Tallo-Guud Oo Beeleed.
July 13, 2019 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Beesha Baho-Biciide Oo Ka Mid Ah Beel Ka Beelihii Ku Dagaalamay Deenaanada Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag Ayaa Maanta Hubkeedii Waaweynaa Ku Wareejisey Ciidanka Qaranka Ee Somaliland, Arrintaas Oo Ahayd Tallo-Guud Oo Beeleed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News