qorilugudnews24.com
Suldaan Ka Mid Ah Saalaadiinta Waaweyn Ee Beelaha Garxejis Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Hore Uga Soo Yeeshay Madax-Dhaqameedka Beelaha Habar-Awal, Kuna Timaamay In Uu Ahaa Mid Munaafaqadeed.
July 13, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Suldaan Shaakir Deeq Cabdi Oo Ka Mid Ah Saalaadiinta Waaweyn Ee Beelaha Garxejis Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Hore Uga Soo Yeeshay Madax-Dhaqameedka Beelaha Habar-Awal, Kaas Oo Uu Ku Timaamay In Uu Ahaa Mid Munaafaqadeed Iyo Isku Dir Oo Looga Dan Laahaa In Lagu Kala Sii Fogeeyo Beelaha Walaalaha Ah Ee Gobollada Bariga Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News