qorilugudnews24.com
Waxa Jira Dad Colaadda Ceel-Afweyn Afoofaya Oo Sii Hurinaaya” Dr. Xasan Sheekh Cali Warsame”.
July 13, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Dr. Xasan Sheekh Cali Warsame Ayaa Maanta Khudbaddii Jimcaha Kaga Hadlay In Ay Jiraan Dad Ku Hawlan In Ay Sii Huriyaan Oo Dabka Ku Sii Jidaan Colaadda Soo Noq-Noqotay Ee Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag, Kuwaas Oo Uu Sheekhu Digniin Culus U Diray.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News