qorilugudnews24.com
Amiirkii Muslinka Ahaa Ee Taariikhdiisa La Dulmiyey, Waana Bahauddin Qaraqosh Oo Ka Mid Ahaa Saraakiishii Dhidibada U Taagey Dawladdii Ayuubiyiinta, (Xogta Dahsoon).
July 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Tiro Badan Oo Dadweynaha Carabta Iyo Somaliladaba Leh Ayaa Muddo Dheer Iska Soo Dhaxlayey Hal-Hayska Ay U Isticmaalaan Xukunka Aanay Ku Qanacsanayn Oo Kale, Iyaga Oo Ciddii Xukunta Ku Yidhaahda ” Waxaagu Waa Xukun Qaraqosh”, Waana Oodhaahda Taariikhda Gashay Ee Lagu Bedeley Taariikhdii Wanaagsanayd Ee Cadaaladda Ku Dhisnayd Ee Uu Lahaa Amiirkii Dawladdii Ayuubiyiinta Ee Bahauddin Qaraqosh, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News