qorilugudnews24.com
Tayada Gantaalaha S-400 Ee Maanta Turkiga La Gudoonsiiyey Iyo Jawaabta Ay Washington Ka Bixisay, (Xogta Dahsoon).
July 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Cutubyo Ka Tirsan Militariga Turkiga Ayaa Saldhiyo Ku Kala Yaalla Guddaha Dalkaasi Turkiga Iyo Ruushka Waxa Ay Ku Qaadanayaan Tababaradoodii Ugu Dambeeyey Ee Ku Saabsan Adeegsiga Gantaalaha Difaaca Ee S-400 Ee Ruushu Farsameeyo, Iyada Oo Maanta Turkiga Gacanta Loo Geliyey Qaybtii Ugu Horeysey Ee Gantaalahaasi, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News