qorilugudnews24.com
Al-Shabaab Oo Maanta Weerar Ku Qaaday Ciidamo Kolanyo Ahaa Oo Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Ee Nabad Ilaalinta U Jooga Deegaanada Maamulka Somalia.
July 17, 2019 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Kooxda Al-Shabaab Ayaa Maanta Weerar Ku Qaaday Ciidamo Kolanyo Ahaa Oo Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Ee Nabad-Ilaalinta U Jooga Deegaanada Maamulkaasi Somalia, Kuwaas Oo Ku Sii Jeedey Deegaanka Halgan Ee Gobolka Hiiraan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News