qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Kulmiye Marwo Dalays Shire Faarax Oo Fariin Culus U Dirtay Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Sidoo Kalena Baaq Nabaddeed U Dirtay Beelaha Deegaanka Ceel-Afweyn.
July 17, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye Marwo Dalays Shire Faarax Ayaa Fariin Culus U Dirtay Aqalka Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Iyada Oo Ugu Baaqday In Ay Si Deg Deg Ah U Meel-Mariyaan Qoondada Haweenka Ee Golahaasi Hor-Taalla, Waxa Kale Oo Ay Baaq Nabaddeed U Dirtay Beelaha Walaalaha Ee Ay Dhawaan Shaqaaqadu Ku Dhexmartay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News