qorilugudnews24.com
Shacabka Reer Somaliland Oo Soo Dhaweyn La Yaab Leh Ku Qaabilay Fannaanka Caanka Ah Ee Maxamed BK, Arrintaas Oo Ladh Iyo Dacar Ku Kicisay Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia Iyo Dhako Xuntiisaba.
July 17, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shacabka Reer Somaliland Ayaa Maanta Soo Dhaweyn La Yaab Leh Ku Qaabilay Fannaanka Caanka Ah Ee Maxamed BK, Kadib Markii Uu Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Arrintaas Oo Ladh Iyo Dacar Ku Kicisay Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia Iyo Dhako Xuntiisa Facebook-yada Ka Qaylisa Sida Rooxaanta Iyo Mingiska.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News