qorilugudnews24.com
Ugaaska Guud Ee Beelaha Ayuub Oo Sheegay In Isaga Iyo Inta Ka Tallo Qaadataaba Ay Ka Dareereen Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Iyo Sababta.
July 17, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ugaaska Guud Ee Beelaha Ayuub Ugaas Cabdi Ismaaciil Huluul Ayaa Sheegay In Isaga Iyo Inta Ka Tallo Qaadataaba Ay Ka Dareereen Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Xisbigaas Oo Uu Ku Eedeeyey In Ay La Safan Yihiin Maamulka Taagta Darran Ee Villa Somalia, Waxa Kale Oo Uu Amaan U Soo Jeediyey Masuuliyiinta Kala Duwan Ee Xisbiga Ucid Oo Uu Ku Hambalyeeyey Dhaleecaynta Ay U Jeediyaan Maamulka Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News