qorilugudnews24.com
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Sool Oo Isimada Maamulka Puntland Ugu Baaqay In Ay Ka Hadlaan Daan-Daansiga Iyo Dhul Ballaadhsiga Uu Waddo Badhasaabka Garoowe.
July 18, 2019 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Sool Oo Maanta La Hadlay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Ayaa Si Adag Uga Hadlay Faro-Gelinta Iyo Dhul-Ballaadhsiga Uu Maamulka Puntland Ka Wado Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Sool, Sidoo Kalena Baaq Culus U Diray Isimada Maamulkaasi Puntland, Kuwaas Oo Ay Ugu Baaqeen In Ay Si Deg Deg Ah Arrintaas Wax Uga Qabtaan, Haddii Kale Ay U Qaadanayaan In Ay Maamulkooda Kula Socdaan Gar-Darrada Uu Wado.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News