qorilugudnews24.com
Maamulka Gobolka Togdheer Oo Maanta Mag U Kala Wareejiyey Laba Beelood Oo Ka Soo Kala Jeeda Gobollada Togdheer Iyo Mudug.
July 18, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Mag U Kala Wareejiyey Laba Beelood Oo Ka Soo Kala Jeeda Gobolka Togdheer Ee Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Gobolka Mudug Ee Dalkaasi Somalia, Kuwaas Oo Kala Ah Beesha Abokor Axmed Faarax (Habar-Jeclo) Iyo La Ilkase Daarood, Magtaas Oo Ahayd Marxuum Mar Hore Dhintay, Oo Sida La Sheegay Gaadhi Ka Dhacay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News