qorilugudnews24.com
Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Sheegay In Uu Farmaajo Guddi U Soo Magacaabay Dadkii Somaliland Ugu Nebcaa, Kuwaas Oo Ay Ka Buuxaan Dad Dhagar Qabayaal Ah Iyo Hadhaadigii Afweyne.
July 18, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Maanta Warbaaninta La Hadlay Ayaa Sheegay In Uu Mr. Farmaajo Guddi U Soo Magacaabay Dadkii Somaliland Ugu Nebcaa, Kuwaas Oo Ay Ka Buuxaan Dad Dhagar Qabayaal Ah Iyo Hadhaadigii Afweyne Ee Dunuubta Culus Ka Galay Ummadda Reer Somaliland, Arrintaas Oo Gef Iyo Aflagaado Qaawan Ku Ah Guud Ahaan Qaranka Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News