qorilugudnews24.com
Odayaasha Dhaqanka Ee Beelaha Direed Oo Sheegay In Guddida Uu Magaacabay Mr. Farmaajo Aanay Ahayn Guddi Dib U Heshiisiineed Ee Ay Yihiin Guddi Dagaal, Arrintaas Oo Ay Ka Digeen.
July 19, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Odayaasha Dhaqanka Ee Beelaha Direed Oo Maanta Shir-Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegay In Guddida Uu Shalay Magaacabay Mr.Farmaajo Aanay Ahayn Guddi Dib U Heshiisiineed Ee Ay Yihiin Guddi Dagaal, Arrintaas Oo Ay Ka Digeen, Waxa Kale Oo Ay Mr. Farmaajo Ugu Baaqeen In Uu Ka Tanaasulo Daan-Daansiga Iyo Ka Daba Shaqaynta Uu Ku Hayo Jamhuuriyadda Somaliland, Haddii Kale Uu Faraha Kaga Guban Doono.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News