qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Mujaahid Cali Ibraahin Xaaji Muuse (Cali-Baabuur) Oo Ka Mid Ahaa Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Soomaalida Iyo Ethiopia Ee 1977-Kii.
July 20, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Mujaahid Cali Ibraahin Xaaji Muuse (Cali-Baabuur) Oo Ka Mid Ahaa Maxaabiistii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Ee Lagu Qabtay Dagaalkii Soomaalida Iyo Ethiopia Ee Sannadkii 1977-Kii, Wuxuuna Ka Sheekaynayaa Waqtigii Dheeraa Ee Uu Ku Jirey Xabsiyadii Kala Duwanaa Ee Dalkaasi Ethiopia Iyo Duruufihii Qalafsanaa Ee Uu Kala Kulmay Iyo Sidii Markii Dambe Lagu Soo Daayey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News