qorilugudnews24.com
Sirta Ka Dambaysa Sababta Ay Dawladda India Xilligan U Sii Hurinayso Colaad Ka Qaraxda Gobolka Kashmiir Ee Lagu Muransan Yahay, (Xogta Dahsoon).
August 9, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxaa Laga Yaabaa In Haysashadooda Hubka Nuclear-ku Aanu Ka Dhigin Dagaal Dhex-Mara India Iyo Pakistan Mid Meesha La Soo Dhigto Sidii Ay Xaaladdu Ahaan Jirtey 30-40 Sannadood Ka Hor, Iyada Oo Xilligana Uu Cadaadis Kasta Oo Kaga Yimaada Dhanka Shacabooda Uu Ku Riixi Karo In Ay Xukuumaddaha Islamabad Iyo New-Delhi Ay Adeegsadaan Hubkuuda Nuclear-ka Ah Haddii Uu Qarxo Dagaal Ballaadhan Oo Labadaas Dhex-Mara, Xogta Dahsoon).

By: Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News