qorilugudnews24.com
Biriijkii Labaad Ee Magaalada Burco Oo Qarka U Saaran In Uu Gebi Ahanba Dumo, Xukuumadda Somaliland Oo Indhaha Ka Qarsatay, Dhegahana Ka Furaysatay Iyo Qayo-Dhaanta Culimada Gobolka Togdheer.
August 11, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Biriijkii Labaad Ee Magaalada Burco Ayaa Qarka U Saaran In Uu Gebi Ahanba Dumo, Kaas Oo Ay Hore U Waxyeeleeyeen Roobabkii Gu’ga, Waxaana In Muddo Ah Laga Dhursugayey In Ay Xukuumadda Somaliland Wax Ka Qabato, Balse Ay Indhaha Ka Qarsatay, Dhegahana Ka Furaysatay, Arrintaa Keentay In Ay Culimada Gobolka Togdheer Baaq Dheer Ka Soo Saarto, Isla Markaana Ay Xukuumadda Somaliland Ugu Baaqeen In Ay Arrintaas Si Deg Deg Ah Wax Uga Qabato.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News