qorilugudnews24.com
Ciidamada Ammaanka Ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Gacanta Ku Dhigay Lacag Foojari Ah Oo Lagu Dhex Isticmaalayey Gudaha Magaalada Burco.
August 11, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Hawl-Gal Ay Fuliyeen Waxa Ay Ku Soo Qabteen Lacag Foojari Ah Oo Lagu Dhex Isticmaalayey Gudaha Magaalada Burco, Lacagtaas Oo Ahayd Dollar, Taas Oo La Doonayey In Lagu Khal-Khal Geliyo Guud Ahaan Dhaqaalaha Iyo Amniga Reer Somaliland, Isla Markaana Laga Soo Waaridey Dalka Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News