qorilugudnews24.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Saylici Oo Caawa Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Shacabka Reer Somaliland Iyo Guud Ahaanba Shucuubta Islaamka Munaasibadda Ciidul-Adxada Awgeed.
August 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland. Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Caaw Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Shacabka Somaliland Iyo Guud Ahaanba Shucuubta Islaamka Meel Kasta Oo Ay Joogaanba Munaasibadda Ciidul-Adxada Awgeed

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News