qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Dhambaal Hanbalyo Ah Shacabka Somaliland Uga Soo Direy Buurta Carafo.
August 11, 2019 - Written by qoriadmin

Carafo-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Dhambaal Hanbalyo Ah Shacabka Somaliland Uga Soo Direy Buurta Carafo, Xilli Uu Madaxweynuhu Ku Jiro Gudashada Waajibaatka Xajka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News